Postby gobdoon » Sat Sep 17, 2016 3:39 am
Malin walba waxa maqlaysa intas oo Alshabab ah ba la dilay koox kale oo ciidamada ka tirsan , dad Alshabab ka mid ah oo is qarxiyey oo ama hoteel ama makhayad dad shicib ah ka buuxo isku qarxiyay intii ka hartayna toogtay , marka markad is weydiiso mushkilada somaliya ya dhibane ah yase eedaysane ah sdee base xal loogu heli kara , marka aad eegto waxa meesha ku cirib tirmaya wa wada somali ha kala ahadeen mid dabka hurinaya mid la dagalamaya iyo shicib aan ashcar tiisu kac sanayayn oo aqoon waxa danta u ah.