Waar bal dalcaddan iyo nasladdan eega!!!
Posted: Tue Oct 11, 2016 4:38 pm
Ayaamahanba waxaan arkaayay Soonaalo af Amxaarigoi magacooda kusoo qortay iyo qaar kale wadnayaal iyo ubaxyo kusoo dul qoray oo isu soo diraaya. Kaaga darane so so ay isla fahmayaan ayay isugu jiibinayaan waxa like iyo comments ka dhacaaya dhabanka iyo gacmaha ayaad isa saaraysaa.
Waar heedhe ma xetrtii ina illey ayaa facebook giina nagu bartay, iga walla siddan lagu jiri maayee intaan facebook na dhago dameer oo dhaadheer nagu soo yeelan waa inaanu iskaga guurnaa.
Alla maxaa kaadi nijaas xun meel fadareeyay.