Posted: Mon Nov 21, 2005 4:40 pm
weersho, war adna inteey nooga soo baxday, ana wax arkay walee, indho iyo maskax adeeg baa la dhiman doontaa...carabaha waxeey ii dhahi jireen *raas yaabis*....beside, miskiin iska dhig, hal il baa si ka tahay il-jeex yahow, tan kale yaa wax garsiinin ee iga dhaqaaq ninyahow... 