Oo gaaray puntland , allah u fududeye somali oo dhana abaraha ka saaro , reer guuraga masafada dheer ka yimina allah degan koodi raxmad deg deg ah ha siiyo
Inta markan ka gudbo tani waxay muujinaysa in somalidu ul iyo diirkeed weligeed ahayd oo xili abaaraha dhacan somalidu ay u hayaman meel ala meeshi roob ka da'o si dadka xoolaha loo badbadiyo , meel kasta oo dadku u guurana lagu su dhoweeyo oo dadka meesha degan wax la qaybsadan lana qaban.



