Page 1 of 1

Laptops and piracy

Posted: Wed Mar 22, 2017 5:31 am
by gobdoon
Maxaynu aduunka ku so siyadinay wixii xun ba ma somali ba bilawda , hada waxa la mamnuucay wax yabaha elegtronig oo labtobku ugu horeeyo waxana tusaale lo so qatay diyaradii Muqdisho - Jabuuti oo ninka labtobka bamka ugu jiro isku qarxiyey oo asaga oo kaliya ku dhintay sirar ay heleen maraykanku waxay ku leeyihiin tii oo kale bay Dacish qorshaynaysa in la mamnuuco wax yabahan macquul ma aha teeda kale wadamada lagu so rogey wa wada muslim , labtobkuna wa muhiim oo dadka bisnisku wa u bahanyihiin oo dhaqalaha bu dhawacaya sidii piracy u dhawacday dhaqalaha aduunka.