mia snetters that I miss
Bibs
Innayah
Life too hard
Thug
YM
BV
Westie
Agent
Salaan sare to all of them
Inaaya is living
the good life in hargeisa
Life is too hard i hope she got the help she needed
Thug is busy with family i guess
YM is doing good
BV posted the other day
Westie dont know
Agent, suldaanka sidii gabadhii ogaden looga guursadayba meeshan wuu ka baxsaday
Jalala iyo karbaashkiisa laaaliiyiinta
Sheikh hyper and vivacious
War meshan dadku 90% waxba ma haystaan.Wax kasta qaaliy bay noqdeen.Badankooda bakhtiyga aya oo xalaal ah walle.Dadka dar xumada ka muuqta Waad naxaysa.
Daarahan dhalaaleya yaaney ku been sheegin iyo xayeysiiskan socialmedia ka socda. Dadku, Wa mid dadka xoolahoodi ku nool, midmidka qurbihi ka so noqday iyo kuwa baayac mushtarka ah ba mesha ka dhalaaleya.
Been here few weeks now and living here is more expencive then sweden walaahi.Maalinti 100 dollar eed sarifta meel oo maray arki maysid.
So far the only positive thing is the athan. Ithaanka 5 salaadood aad maqleysid ba wadnaha ku qaboojinaya.
Alxamdulilah ya rabi, coming here is always a blessing.Ilaahyo inta dhibaateysan oo gargaar.
Baryahan waaba dhaxan..