Page 2 of 2

Re: Baafin

Posted: Sun Jul 02, 2017 2:57 pm
by MujahidAishah
Salam alaykum,

to my ina abti mujahida and my brother from another mom cigaal, how yoi doing guys? i missed you as well.

so dueeya to us, saudi evilness reached us. i was one of turned out from umra :(
Inabti how r u

eedodey ka wrn iyo caruurtii

Miskin how r u handling being cut off from the gcc lkn inshallah kun kheyr inabti Canada noo soo gal sidad Baraf ka uga dhaantaysid

Re: Baafin

Posted: Sun Jul 02, 2017 5:56 pm
by CigaalSHiiDaaDCFC
Wlc back sheikh, i am sorry brother, but i thought you guys were allowed to go to umrah and hajj? The haramain doesnt belong to saudis!! These two houses belongs to every muslim! They can ban other tourists, students or workers but ppl who want to come for umrah and hajj should be allowed to do so :down:

Re: Baafin

Posted: Wed Jul 05, 2017 11:15 pm
by AyeeyoH
mia snetters that I miss

Bibs
Innayah
Life too hard
Thug :lawd:
YM
BV
Westie
Agent

Salaan sare to all of them
Inaaya is living the good life in hargeisa
Life is too hard i hope she got the help she needed
Thug is busy with family i guess
YM is doing good
BV posted the other day
Westie dont know
Agent, suldaanka sidii gabadhii ogaden looga guursadayba meeshan wuu ka baxsaday :lol:

Jalala iyo karbaashkiisa laaaliiyiinta :lol:

Sheikh hyper and vivacious


War meshan dadku 90% waxba ma haystaan.Wax kasta qaaliy bay noqdeen.Badankooda bakhtiyga aya oo xalaal ah walle.Dadka dar xumada ka muuqta Waad naxaysa.

Daarahan dhalaaleya yaaney ku been sheegin iyo xayeysiiskan socialmedia ka socda. Dadku, Wa mid dadka xoolahoodi ku nool, midmidka qurbihi ka so noqday iyo kuwa baayac mushtarka ah ba mesha ka dhalaaleya.

Been here few weeks now and living here is more expencive then sweden walaahi.Maalinti 100 dollar eed sarifta meel oo maray arki maysid.

So far the only positive thing is the athan. Ithaanka 5 salaadood aad maqleysid ba wadnaha ku qaboojinaya.

Alxamdulilah ya rabi, coming here is always a blessing.Ilaahyo inta dhibaateysan oo gargaar.





Baryahan waaba dhaxan..

Re: Baafin

Posted: Thu Jul 06, 2017 5:56 am
by CigaalSHiiDaaDCFC
^ salaam ayeeyo, wakhti abaaro wadankii ka jiraan ayaad tagtay. Sixir bararkuna waa ka sii darayaa uun miyaa. Ilaahay umadiisa ha u gar gaaro. Hada markaad eegtid dadkaa aan waxba haysan baa inaga happy-san. The good life aan ka hadlayay waa stress-free life ka. Enjoy ur holiday ayeeyo :up: