Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Isbaaro against somalia peace and future

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
Publicopinion
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 967
Joined: Mon Jun 12, 2017 4:29 pm

Isbaaro against somalia peace and future

Postby Publicopinion » Sat Sep 30, 2017 12:23 pm

abshir bukhari a warlord in the making.

Gudoomiye Ku xigeenka 1aad ee aqalka sare ee Baarlamaanka Somalia Abshir Bukhaari ayaa la soo baxay dhaqan ka bedelan dowladnimada iyo ilaalinta nidaamka taasoo ka baxsan waajibaadka Qaran ee uu u dhaartay.

Abshir Bukhaari ayaa u muuqda qof doonayo in xaalad colaaadeed uu ka abuuro magaalada Cadaado iyo degaanada Galmudug oo uu ka bilaabay olole ka dhan ah dowlada uu isagu ku jiro masuuliyiinteeda ugu saraysa.

Waxaan ka mid ahay qaraabada dhow ee Abshir waxaan ku arkay dhawaan Cadaado isagoo horboodaya Xildhibaano aan waligood looga baran wanaag iyo dal jacayl, waxaan waxaan u sheegay inuu ka haro waxaa uu wado ee qaran dumiska ah, aad baan ula yaabay jawaabta uu isiiyay iyo aragtida markii hore aan ka haystay oo ahayd aqoonyahan u soo baxay Soomaalida wuxuu ii sheegay in ujeedkiisu aanu ahayn beel iyo cid kale balse uu isagu doonayo mansab siyaasadeed oo ka sareeya kan uu hadda hayo, haddii loo fulin waayana uu meel walba dowlada ku dhibaataynayo.

Intaas markii uu sheekada marsiiyay ayaan waydiiyay mansabka uu doonayo iyo sida uu ugu qaybsami karo isaga, Mahad Salaad iyo Fiqi.

Wuxuu igu yiri “Aniga waxaan doonayaa kursiga Xasan Khayre raggan aad sheegaysana waxaan rabaa inaan jaran jaro uga dhigto arrintaas”

Waxaan ku iri Khayre ma waxaad leedahay wax ma qaban mise waxaa kaa muuqda Hinaase.

Inta uu qoslay buu yiri hadda waxa Cadaado garoonkeed isbaarada dhigtay ma Xaaf baad mooday waa aniga, lacag Hal milyan ku dhaw ayaa doorashadaydii iiga baxday waa muhiim inaan helo kursi ii qalma. wuxuu kaloo ii sheegay inuu ku daalay dacaayad uu ka waday idaacadiisa Goobjoog tan iyo markii la magacaabay RW Kheyre.

Intaas markaan is niri ayaan isaga soo tagay waxaan ogaaday Soomaalinimo iney u dhamaatay, ninka masuulka ee waxaas ku hadlaya heerka uu bulshada kaga jiri karo, waxaa kaloo ii xaqiiqawday in aan aaminay hadalo aan horay u maqli jiray oo ahaa in dilalka dhaca Shabaab kaliya aysan gaysan ee ay jiraan rag masuuliyiin ah.

Hadaba waxaan Soomaaliyay gaar ahaan dhalinyarada idiin cadaynayaa in dawladnimadeena aan difaacano kuwa noocan ah ee shaatiga qabiilka huwan aanan dhagaysan.

0Cidii xil rabta waqtigeeda ha sugato teeda kale waxaa ii xaqiiqawday in Farmaajo iyo Khayre inay diideen in tuug la laaluusho, haddii aqoonyahankii uu sidaas u dhaqmayo maxaa laga sugayaa siyaasiyiinteena kale.


Ha Guulaysato dawladeena Nabad iyo Nolol

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”

Who is online

Users browsing this forum: nnjrewzas112 and 75 guests