Page 1 of 3
Ma Ogtahay
Posted: Mon Nov 28, 2005 4:12 pm
by kambuli
Posted: Mon Nov 28, 2005 4:14 pm
by Quruxley
Oo waayo...Maxaa kugu dhacay

Posted: Mon Nov 28, 2005 4:15 pm
by kambuli
Abbaayo,
Bal malee

Posted: Mon Nov 28, 2005 4:16 pm
by muslim-man
maya ma ogi, isheeg abaayo maxaa kugu dhacay?? se maxan ka qabankarnaa??

Posted: Mon Nov 28, 2005 4:18 pm
by xoogSADE14
men sup with these weird threads today

Posted: Mon Nov 28, 2005 6:04 pm
by Ureysoo
eyaahey, maxa ku haayo...*im so curious*...
shuban miyaa kugu dhacay
uur miyaa leeydahay
xaarkaga baa kugu dhagay
lug baa ka jabtay
qof baa ku inkaaray
sac baa kaa tilabsatay
passport-ka baa laga xaday
xiraha qaxootiga baa lagaa so ceeriyay
ninki baa ku furay
Oh, *God Forbids*...

..but can u plz acknowledge us what's wrong with u sis...

Posted: Mon Nov 28, 2005 6:17 pm
by LionHeart-112
Haa waan ogahay...
waan ogahay inaad lesbian tahay..
waan ogahay inaad depression ku hayso..
waan ogahay inaad timaha iska jarin 5 sano...
waan ogahay inaad orgiga dabada u dhaqdo...
waan ogahay inaad dameerada tinta u shanleeyso...
waan ogahay inaad ogtahay wax walba oon aniga aan ogahay adigana aad ogeeyd ilaa maalintii aan isla ogaanay in ogaanta eey fiicantahay..
marka, walaal, waan ogahay.
waan ku ogahay.
Posted: Mon Nov 28, 2005 6:18 pm
by kambuli
Posted: Mon Nov 28, 2005 6:19 pm
by kambuli
Lion,
Oo haddaad iga xishoon jirtey maxaa kugu dhacay maanta

Posted: Mon Nov 28, 2005 6:20 pm
by Cawar
Ma ogtahay Kambuliyeey soomaaliyoo ididl uma siditid quruxdee habla kula simmaa jira.
Posted: Mon Nov 28, 2005 6:21 pm
by LionHeart-112
kambuli...waagi horee markaan isku nikaaxsaneeyn waan kaa xishoon jiray laakiin maadaama aan aqal galnay, xishood dambe ma jiro.

Posted: Mon Nov 28, 2005 6:27 pm
by kambuli
Cawar, quote"Ma ogtahay Kambuliyeey soomaaliyoo ididl uma siditid quruxdee habla kula simmaa jira."
Thanks, that is very true

You what this is one of my favourite songs.

Posted: Mon Nov 28, 2005 6:27 pm
by kambuli
Cawar, quote"Ma ogtahay Kambuliyeey soomaaliyoo ididl uma siditid quruxdee habla kula simmaa jira."
Thanks, that is very true

You know what this is one of my favourite songs.

Posted: Wed Nov 30, 2005 2:48 pm
by Daanyeer
Bal aan dhemmeystiro:
1. aan dadka qaar halkaan ka baqdo.
2. aan jecleyn RAGGA hawaaenka wax ka sheega saa iyaba haween baa dhashay.
3. dadka qaar igu magacaabaan SAHRO.
4. Qaarkood ay ii heystaan in aan ahay Sir-Luggooyo walaashiis.
5. Inkastoo anoo aad u DA' YAR qurbaha ley keeney haddana aan af soomaaliga si habboon ugu hadlo.
6. In aan RAGGA qaar halkaan QORAALLADOODA aad ula dhaco haddana aan ka BAQDO in aan AMMAANO waa intaas oo KHALAD leyga FAHMAA.
7. in aan ka REYSTEY kuwii SHAQADA SHIIRKOODA igu dhibi jirey kaddib markii maalin ay GARGAAR ahaan iigu timid walaashey UREYSO ee S'net.
Ur Brother With Intellectual Glasses In S'net !!!!!!!!!!!!!
YYY Col\Prof Daanyeer YYY
Posted: Wed Nov 30, 2005 3:02 pm
by kambuli
Daanyeer,

trust me in badan baa sax ah.