Waxaynu wada ognahay in marba marka ka dambeysa dhibaatada dadkeena haysata kasii darayaan siina xoogeeysanayaan taasna ay sabab u tahay Qabyaaladu saameeyseyna jacaylki . Hadaba suaasha is weydiinta leh ayaa ah Sidee loo cidhib tiri karaa Qabyaalada si dadkeenu u walaaloobaan yaase horseed u noqon kara baabi'inteeda ?
FIKIRKAAGU WAA MUHIIM