I used to play it all the time a few months ago, now am sick of it.
Have you heard Waaw.
Waayey oo ku waashoo i wal waali wadna heygoo
inaan inaan ku weheshado ayaan donayaa
waayo waayo badan ku doon donayoo
maalintaan ku arkaan hee waxaan idhi waaw waaw.
waaw waaw wuhowow... way way way ahahaaaaaa
waaw waaw wuhowow... way way wayeey ahahaaa
hadan yarta dayn lahaa jacalybaa igu dirqinayoo.....
hadan yarta dayn lahaa jacalybaa igu dirqinayee
hadan yarta dayn lahaa jacalybaa igu dirqinayoo
hadan yarta dayn lahaa jacalybaa igu dirqinayoo
markaan yara ee gaba dareenkeyga wuxu uu modayaa...
markaan yara ee gaba dareenkeyga wuxu uu modayaa
inaan durdurkii janada dhex dabaalanayoo.
inaan durdurkii janada dhex dabaalanayoo
somaalay sidee baan
somaalay sidee baan
ugu dul qataa
ugu dul qataa
Repeat......
Waayey oo ku waashoo i wal waali wadna heygoo
intaanan waaw waaw waaw odhanoo
inaan inaan ku weheshado ayan doonayaa
waayo waayo badan ku doon doonayoo
intaanan waaw waaw.
waaw waaw uhowoow way way way ahahaaaaaaaa
waaw waaw uhuwoow way way wayeey ahaaaaaaa
Hanaanka daayin siiyaybaa baa indhuhu ay ku doogsadaan.......
Hanaanka daayin siiyaybaa baa indhuhu ay ku doogsadaan
Hanaanka daayin siiyaybaa baa indhuhu ay ku doogsadaan
Hanaanka daayin siiyaybaa baa indhuhu ay ku doogsadaan
markaan yara ee gaba dareenkeyga wuxu uu modayaa...
markaan yara ee gaba dareenkeyga wuxu uu modayaa
inaan durdurkii janada dhex dabaalanayoo.
inaan durdurkii janada dhex dabaalanayoo
somaalay sidee sidee
somaalay sidee baan
ugu dul qataa
ugu dul qataa