Page 3 of 3

Posted: Fri Dec 02, 2005 9:24 pm
by xoogSADE14
ina baxaar

korneylka iyo warsangeli weey isfahmayaan Cool


hadeey hadalka sii badshaana oday garaad baan ka doonayaa Laughing

Posted: Fri Dec 02, 2005 9:31 pm
by Ina Baxar
Oday garaad waa kuma? ma garaad Lq baad u jeeda?
Haa , niyoow , ninkaasa ugu roon , saxibkey kamaasare MJ-gu ka qaata mushaharkoo waan laysku haleen karayn Laughing

Posted: Fri Dec 02, 2005 10:06 pm
by xoogSADE14
^ alla maxaad jump-ball tuurtay Laughing Laughing

waryaa warsangeli waa niman walaalaheey ah oo DAROOD ah Very Happy