Moderators: Moderators, Junior Moderators
Fixed.Omar Dhule was from Burao.
Cumar Dhuule (Af-Carabi: عمر ظوله; Af-Ingiriis: Omar Dhule) wuxuu ahaa fanaan ka mid ahaa fanaaniinta ugu caansanaa suugaanta dadka Soomaalida ah. Fanaanku waxuu horaantii 1941dii ku dhashay duleedka magaalada Burco gobolka Togdheer ee maanta ka tirsan dowlada Jamhuriyada Somaliland. Fanaanku wuxuu ahaa heesaa aad u cod macaan oo geyiga Soomaalieed aad looga jecel yahay. Codkiisa wanaagsan darteed waxaa lagu naaneysi jirey Boqorka Qaaciga Fanka Soomaaliyeed.[1]
Return to “General - General Discussions”
Users browsing this forum: No registered users and 78 guests