Page 1 of 1
Yaa nool..........
Posted: Tue Jan 01, 2019 1:39 pm
by salool
Salaam reer SN, iska warama?
Sanad wanaagsan.
May Allah shower us with his blessings and guide us All to the stright path.
Ino duceya inu ilaahy sanadkan cusub mid khayr badan inoga dhigo.
Re: Yaa nool..........
Posted: Tue Jan 01, 2019 2:06 pm
by guhad122
Aamiin
Re: Yaa nool..........
Posted: Tue Jan 01, 2019 2:58 pm
by SahanGalbeed
Luuqa igu soo gal , waxan kale ha inoo danbeeye
Re: Yaa nool..........
Posted: Tue Jan 01, 2019 4:38 pm
by FarhanYare
Amiin
Re: Yaa nool..........
Posted: Tue Jan 01, 2019 7:32 pm
by Nubis
Re: Yaa nool..........
Posted: Wed Jan 02, 2019 4:50 am
by salool
Luuqa igu soo gal , waxan kale ha inoo danbeeye
Salaam Sahan, how are you my dear cousin, nafta ka waran? Haye imsa xaas ayad maraysa hada? Luuq luuqna maxa da'dan ku so arkay.

Re: Yaa nool..........
Posted: Wed Jan 02, 2019 4:52 am
by salool
Farxaan, and the rest, sanad wanaagsan.

Re: Yaa nool..........
Posted: Wed Jan 02, 2019 6:43 am
by SahanGalbeed
Helwa , if it's not you , I am not getting a wife . Ciyaarta inaga dhaafoo , usoo deg geesiga luuqa kugu suguya
