Xabad sooda iyada qalad ayaaba laga galay
Reerkii oo dhan ayay ka ureysaa yar iyo weyn habeenkii ayay is marinayaan jidhkooda, maalintii iyagoo marsan ayay suuqa la marayaan.
Toontana hadalkeeda iga daa islaan ii habaryar ah ayaa markan ku idhahdo iska daa urteeda ku odhanaysa maxaa uf ah waa dawee.
Dawadaas ayaaban nacay weliba waxa loo isticmaalayaa sidii oo ay dunida ka dhamaanayso.





