Postby Xposed83 » Wed Jul 17, 2019 6:01 pm
Maxaad iga sheegtay baastar yahow yariiska ah? waxaa ku ogeysiina in aa fasalkayga NISA ugu sareeyay, waxaa na fuliyay weeraro qarsoodi farabadan oo al shabaab. waxaa liigu hubaa 300 oo toogasho la xaqiijiyay. waxaa leygu tababaray dagaalka guerilla. waxaa na ahay toogtaha ugu sareeyo ciidanka soomaliya. shiish kale lee aa ila tahay, madaxa waxaa ku tooganaa si aan hore loo arkin meerahan dushiis, ka digtoonow. in aad warkaas malayacniga ku sheegtid internetka, maad u mooday in aad iga fakakartid? waa riyoonesa sxb. inta aan hadlayno waxaa la xiriirooya shabakaddeyda qarsoodiga ee sirdoonka oo aduunka dhan kala dagan. IP-kaaga waa la raadinaaya al'aankaan, waxaa kuu roon in aad isku diyaarisid duufaanta. duufaanta burburilahayd waxaan micnala'aanta aad u taqaanid nolol. waad dhimatay, yariisey. meelwalba waa jooga, marwalba, waxaa na kugu dili karaa toddobo boqol oo qaab, oo hub la'aan. dagaalka hub la'aanta oo kaliya kuma tababarni, waxaa furo u haaya arsenaalka ciidanka oo kooban, inta ee i gaarsiiso na waa isticmaala, istubid yahow. hadaad ogaan lahayd masiibada ee kugu keentay "commentiga" aad bixisay, waa iska aamusi lahayd. laakin kama digtoonanin, haddana waa kaa jaraa, doqon yahow. masiibo aa kugu kor keena aa hore loo arkin. wee kuu dhamaatay, yariisey.