Moderators: Moderators, Junior Moderators

Dee ina Abtaay, dumarkeenii dhowr markey dhalaan bay is hilmaamayaan. Xitaa bahalkii fooxa ee kululaa ee ay hoosta ku shidi jireen way Ilaawaan. Habarta cadaanku iyadoo lixdan jirta ayay gymka kaaga horeysaa.Dadka kale caruur wixii ILLAAHAY siiyo ayay ku tabcaan oo xoog iyo xoolo wixii ay haystaan geliyaan lknse odey somaliyeed markuu woxooga helo gabadh kale ayuu doontaa.
Somalidu weligeed dadka aduunka lama tartami karaan waayo lagu tabcay wuu ku yar yahay.
Ilmahana tacabkaad gelisid ayuun baa laga helaa.
Waxaad arkaysaa reer hindi ah oo aan lacag badan haysan oo caruurtodii private school geynaya, somaligiina qooq reer kale ah ayaa ku dhacaya lol

Horta Bidaartu waa iska wax dabiici ah, waxna lagama sameyn karo. Laakiin xaqiiqiyan, dumar badan oo Soomaaliyeed waxay u baahan yihiin iney is dar yeelaan. Inta badan raga Mareykanka jooga waa iska typical Somali qaab ahaan, runtiina caato ayayba u badan yihiin. Marka laga reebo kuwa taksiga, uuberka, iyo trakyada waa weyn wada. Kuwaasaa u badan waxa caloosha dheer, iyo garbaha yar-yar leh.Dee ina Abtaay, dumarkeenii dhowr markey dhalaan bay is hilmaamayaan. Xitaa bahalkii fooxa ee kululaa ee ay hoosta ku shidi jireen way Ilaawaan. Habarta cadaanku iyadoo lixdan jirta ayay gymka kaaga horeysaa.Dadka kale caruur wixii ILLAAHAY siiyo ayay ku tabcaan oo xoog iyo xoolo wixii ay haystaan geliyaan lknse odey somaliyeed markuu woxooga helo gabadh kale ayuu doontaa.
Somalidu weligeed dadka aduunka lama tartami karaan waayo lagu tabcay wuu ku yar yahay.
Ilmahana tacabkaad gelisid ayuun baa laga helaa.
Waxaad arkaysaa reer hindi ah oo aan lacag badan haysan oo caruurtodii private school geynaya, somaligiina qooq reer kale ah ayaa ku dhacaya lol
Lol odey somaliyeed marmarsiiyo wuxuu ka dhigtay islanti ayaa sidan iyo sidan noqotay.
Odayada somalidu iyagoo uus buuran, oo bidaar kalax leh ayay donayaan Gabadh kala xidhan, horta adigu iskala xidh marka hore intaanad islanta wax saarin.
Walee somali badankodu intay sidan u dhaqmayaan meel gaadhi maayan.

good adviceSo many dumaar/rag marry others who can't maintain a good relationship , chose your the person who marrying wisely and don't get divorce easily, try to make it work becos ppl are splitting over little things and the lady will mostly struggle as the guy can married easily but not many guys are willing to marry a single mother. Sad but true

Return to “General - General Discussions”
Users browsing this forum: No registered users and 46 guests