Umal waa astaan iyo udub islaameed e
Waa awliyo ilaahiyo wadaad agaasimane
Waa arxan iyo imaam iyo ehlu quraankiiye
Allaha waynbaa baa ku daray amarro wayntiiye
Alalaaska suufiyadaa , uubatada oogi
Waa eber iyo duulkaa aduun abaarsadaye
Umal maxaa laga rabaa amar Allaa jira e ?
Isma Oran Sheikhii Baala Eryayaaye
Isma Oran Aflagaadaa Loo Quurayaye
Inkastoo Aan Nahay Aadama Khaldami Karee
Inkastoo Aan Nahay Insi oo soo Noqon Karee
Awoodii Ebehey ayaan Intifacsanaynee
Allow Sahal Umuuraha Wey Adagyihiin e
Isku dayy wacan masuul.Wax fiican kuma dhaamo blse labo god ha yeelato maansadu
ISMA LAHAYN wadaadkii waa LA AAMUSINE
ISMA LAHAYN aflagaadaa LOO ABAABULIYE
IN KASTOO aadami nahoon UUBATADA DAYNIN
Ina Adeer Gacaliye Libaax Baa Tahay
Wiil iyo Macalinkii
Dhiiranow maansada waanka tagay Damaciis Dheeraade
Dug Markaan Iri oo Dabanka Dhigey ayey Igu Soo Duxdaye'
Duniduna waa Maalmo Kooban oo Walaga Dhoofayaaye
Dadkuna Hadeysan Khayrka Iskaga Deyan, Waloo Digayaaye
Durbaanadii Aakhirana oo Soo Dhowatey Waa Dig leeyahaye
Dayuuskii Inkira Diintana walle waa Damqanayaaye
Daqtar Dabiibana Kufriga Maleh Daaim Mooye
Dhafar Baa ii Diley Anigu Waa iga Dardaarane
Diiwanka Gal SeedYarow iyo Danabka Suugaanta