Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

X playa iyo Aw-rasta

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
Seedyare
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 547
Joined: Wed Nov 13, 2019 6:37 am

X playa iyo Aw-rasta

Postby Seedyare » Sat Nov 23, 2019 3:02 pm

Gaal buu ahaa EINSTEIN gabay wanaagiiye

God wuxuu hoyday asoo Eebe garanayne

Garaad buu hayeeshee lahaa loogu garaabaaye

Rag baa geddiisoo kale ahaa garacyo shaydaane

XPLAYA miyuu gudhay waa uu gaabsadaye ?

Mise wuu dhintoo la gubay, gaalnimaa ba'ane ?

Giir-axmaar-loow Aw-RASTANA Ganaax miyaa fuulay ?

Maxaa tolow iidoor gambiyay gabi ahaantiisa ?

User avatar
theyuusuf143
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13051
Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas

Re: X playa iyo Aw-rasta

Postby theyuusuf143 » Sun Nov 24, 2019 5:25 am

Shaqaan u socdaaye gabaygaas markalaan kaaga Soo jawaabi . Kkkkk

Seedyare
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 547
Joined: Wed Nov 13, 2019 6:37 am

Re: X playa iyo Aw-rasta

Postby Seedyare » Sun Nov 24, 2019 6:43 am

dp
Last edited by Seedyare on Sun Nov 24, 2019 6:51 am, edited 1 time in total.

Seedyare
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 547
Joined: Wed Nov 13, 2019 6:37 am

Re: X playa iyo Aw-rasta

Postby Seedyare » Sun Nov 24, 2019 6:50 am

Shaqaan u socdaaye gabaygaas markalaan kaaga Soo jawaabi . Kkkkk

Yusufoow hagaagtaye hadaad horay usii booday

Heelkii shaqiyo hadaad , hanan bariiskaaga

Gortaad hawliyo ka gudo shaqo hifaadkeeda

Waa inaad hoorisaa gabay hagar la'aaneede

Waa inaad Hiyigi Wacnaa ugu hagaagtaaye

User avatar
theyuusuf143
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13051
Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas

Re: X playa iyo Aw-rasta

Postby theyuusuf143 » Mon Nov 25, 2019 7:19 am

Shaqaan u socdaaye gabaygaas markalaan kaaga Soo jawaabi . Kkkkk

Yusufoow hagaagtaye hadaad horay usii booday

Heelkii shaqiyo hadaad , hanan bariiskaaga

Gortaad hawliyo ka gudo shaqo hifaadkeeda

Waa inaad hoorisaa gabay hagar la'aaneede

Waa inaad Hiyigi Wacnaa ugu hagaagtaaye

Maxaan hooriyaa waxan ahay midaanay uba bilaabnayne.

Waar farahaan ka laalaabtay indr , dadkana hay sheegin niyaw meesha waan ku ceebaysane waa markii ugu horaysay ee iidoor gabay Soo rogan waayo. :lol:

Seedyare
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 547
Joined: Wed Nov 13, 2019 6:37 am

Re: X playa iyo Aw-rasta

Postby Seedyare » Mon Nov 25, 2019 1:52 pm

Deelleeyda maansada rag baa, darar ku maalaaye

Rag baa dabuubtiyo lahaa ,daribka Suugaane

Rag baa dirqintiyo aqoon dayaca geeraare

Anna Damac uun beey hayoo waan dalfinayaaye

Ma durduuro Qamaan, iyo sidii Darwiishkiiye

Diilintii Salaan iyo Calaan,layga dareemayne

Hayeeshee dadaal beey hayoo waan dacwinayaaye

Dunjigii Xaabushaad yuusufow dacal wadaagtaane

Waliba degelkii Ree faarax baad dun u hoyataaye

Adunbaa damiin ahe ree tolkaa gabay ma daayaane

User avatar
DalJecel60
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1767
Joined: Sun Nov 27, 2016 3:19 pm

Re: X playa iyo Aw-rasta

Postby DalJecel60 » Wed Nov 27, 2019 10:16 am

Dadka Sidaadoo Kale Ilahay Uguma Hibeyn Muurtida

Dadna waa kala jiraa

Waa qaar fahansan laakin isku keeni karayn

Qaarna weysanba aqoon ama fahansanayn

Qaarna waa adoo kaloo bahasha walagugu hibeeyey

Qaarna waa anoo kale bahasha waa isku deynaa

Seedyare
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 547
Joined: Wed Nov 13, 2019 6:37 am

Re: X playa iyo Aw-rasta

Postby Seedyare » Wed Nov 27, 2019 10:39 am

Aniguba barbarad ayn ahay .laguma dhamee dhaqaaji weeyaan arinku :lol:

User avatar
DalJecel60
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1767
Joined: Sun Nov 27, 2016 3:19 pm

Re: X playa iyo Aw-rasta

Postby DalJecel60 » Wed Nov 27, 2019 11:08 am

Adunbaa damiin ahe ree tolkaa gabay ma daayaane

Dadka Sidaadoo Kale Ilahay Uguma Hibeyn Muurtida

Dadna waa kala jiraa

Waa qaar fahansan laakin isku keeni karayn

Qaarna weysanba aqoon ama fahansanayn

Qaarna waa adoo kaloo bahasha walagugu hibeeyey

Qaarna waa anoo kale bahasha waa isku deynaa
Aniguba barbarad ayn ahay .laguma dhamee dhaqaaji weeyaan arinku :lol:

Seedyarow Hormuudkeena Weeye Sugaante

Sumcad Soomaalida Lagu Sifeeyaye

Suldaan weeye ninkii seeftiisa qabtaaye

Sabool weeye ninkaan salba ku laheyne

Suurad Lagu Hormariyo Weeye Saldhigeeniye

Sowdigaan Isasa Saarayo Murtidana Kala Siibaya

Saacadaana Fahmay Inaad Sagaal Nin Wax Dheertahaye

Afmiishaar Sayidka Sidiisiye

Faan La Seexday Sideydiiye

Salaan Diiran Saaxibkeygow Laguu Saarye

Seedyare
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 547
Joined: Wed Nov 13, 2019 6:37 am

Re: X playa iyo Aw-rasta

Postby Seedyare » Wed Nov 27, 2019 12:16 pm

Surin beey lahayd murtidu lagu sifeeyaaye

Sideedaba macniyo sancaa lagu sinbaadhaaye

Sixitinkeeda niman lahaa Eebe saacidaye

Salaan iyo Qamaan baa jiriyo Sayidkii sheegnaaye

Sool iyo nugaal godan , sabada Buuhoodle

Sadarkii uu dhigay Calaa, ugu sugnaan jiraye

Saban waliba niman baa ararta saarnaaye

Inkastoo sallaankii gabay sixun u liicaayo

Oo seed iyo ay Daljecel saakaba aloosi

Ma safaalo waaqii ninkii samaha eegtaaye

Haka suulin maansada fulaa seega marinkiiye

Horay u soco maandhow , waad sari taqaanaaye

User avatar
DalJecel60
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1767
Joined: Sun Nov 27, 2016 3:19 pm

Re: X playa iyo Aw-rasta

Postby DalJecel60 » Wed Nov 27, 2019 12:57 pm

Aniguba barbarad ayn ahay .laguma dhamee dhaqaaji weeyaan arinku :lol:

Seedyarow Hormuudkeena Weeye Sugaante

Sumcad Soomaalida Lagu Sifeeyaye

Suldaan weeye ninkii seeftiisa qabtaaye

Sabool weeye ninkaan salba ku laheyne

Suurad Lagu Hormariyo Weeye Saldhigeeniye

Sowdigaan Isasa Saarayo Murtidana Kala Siibaya

Saacadaana Fahmay Inaad Sagaal Nin Wax Dheertahaye

Afmiishaar Sayidka Sidiisiye

Faan La Seexday Sideydiiye

Salaan Diiran Saaxibkeygow Laguu Saarye

Surin beey lahayd murtidu lagu sifeeyaaye

Sideedaba macniyo sancaa lagu sinbaadhaaye

Sixitinkeeda niman lahaa Eebe saacidaye

Salaan iyo Qamaan baa jiriyo Sayidkii sheegnaaye

Sool iyo nugaal godan , sabada Buuhoodle

Sadarkii uu dhigay Calaa, ugu sugnaan jiraye

Saban waliba niman baa ararta saarnaaye

Inkastoo sallaankii gabay sixun u liicaayo

Oo seed iyo ay Daljecel saakaba aloosi

Ma safaalo waaqii ninkii samaha eegtaaye

Haka suulin maansada fulaa seega marinkiiye

Horay u soco maandhow , waad sari taqaanaaye

Sa'da Gabay Hadaan Sare U Qaadeyno

Sadriga iyo Laabtey Ku Saldhigataaye

Adna Sareeyow Waalaguu Sarakacayaaye

Sidii Sakiintii Baad Sugaanta Goysaaye

Adna ku Sugnow Nabad iyo Cafimaad Sareecaye

Seedyare
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 547
Joined: Wed Nov 13, 2019 6:37 am

Re: X playa iyo Aw-rasta

Postby Seedyare » Sun Aug 22, 2021 4:09 am

Yusufoow hagaagtaye hadaad horay usii booday

Heelkii shaqiyo hadaad , hanan bariiskaaga

Gortaad hawliyo ka gudo shaqo hifaadkeeda

Waa inaad hoorisaa gabay hagar la'aaneede

Waa inaad Hiyigi Wacnaa ugu hagaagtaaye

Maxaan hooriyaa waxan ahay midaanay uba bilaabnayne.

Waar farahaan ka laalaabtay indr , dadkana hay sheegin niyaw meesha waan ku ceebaysane waa markii ugu horaysay ee iidoor gabay Soo rogan waayo. :lol:

Deelleeyda maansada rag baa, darar ku maalaaye

Rag baa dabuubtiyo lahaa ,daribka Suugaane

Rag baa dirqintiyo aqoon dayaca geeraare

Anna Damac uun beey hayoo waan dalfinayaaye

Ma durduuro Qamaan, iyo sidii Darwiishkiiye

Diilintii Salaan iyo Calaan,layga dareemayne

Hayeeshee dadaal beey hayoo waan dacwinayaaye

Dunjigii Xaabushaad yuusufow dacal wadaagtaane

Waliba degelkii Ree faarax baad dun u hoyataaye

Adunbaa damiin ahe ree tolkaa gabay ma daayaane

Deelleeyda maansada rag baa, Door ahaan jiay e

dabuubteeda niman baa hantiyay, oo u daadagay e

Dahabkiii Qamaan iyo Salaan ,Dogobyadii Raage

Darwiishkii adkaa iyo Calaan, Darajo gaadhayne

Hayeeshee dadaal bay hayoo, waan dacwinayaaye

Yuusufoow dirkaad tahay hadaan,Daa'imada eego

Dunjiga Habar Xaabushaad, dacal u raacdaaye

Waliba dagmada Ree faarax baad, duun u hoyataaye

Diracyaduu Fadal dhalay iyo, danabka Laanjeer ah

Dalawgii Gamuuutiyo rag baad ,duray wadaagtaane

Adunbaa damiin ahe tolkaa, gabay ma daayaane

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”

Who is online

Users browsing this forum: Bing [Bot], nnjrewzas112 and 67 guests