Somalida waxay Oran jireen waxay ka yaban wa Bariga dhexe I just don't get what's going on there I got sympathy people who say Somalia should be as it used to be 18 regions
Nin ba la doirtay Ahlusuna wa diiday , Xaafna sido kale marka dalku muxu yahay anigu waxan odhan laha dadka yaan la isku khasbin oo hadayan wax lo dhanyahay Ku heshiin qolo walba magaladeeda iyo gobolkeeda ha maamulato



