Two outstanding individuals AUN who have observed the plight of our people and effects of qabyaalad , musuqmasuq iyo nidaam iyo sharci aan lagu dhaqmayn
They both done their best in their life time gubaabo , wax u sheegid iyo dhiiri gelin bulshada
Marka aad eegto sugantooda waxay ahayn kuwo ka quustay Somali iyo hab dhaqankeeda weliba Timacade waxu beriga ka hadlayey weli maanta way taagan tahay weliba qoladiina qurbaha Ku nool oo Snet wax Ku qora , lakiin gal ogaada u doodida qabiil iyo tafararuqa dadkeena meelna inama gaarsinayso aduunka iyo geela Afrikana way inaka reebi



