Waxa cad in qabiilku maala yacni yahay oo somali nimada ka weyn tahay, somalida oo dhana xaqiiqda wa og yihiin, isla markana waxaynu waqtigina ku beel darayna reer hebel iyo Qabiil
Qofka Isaqa ah oo wayadan Yurub ama qurbaha jooga marka la weydiiyo wadanke ka timi wuxu ku oran Somaliland asago og waxa la weydiiyay inayan Qabiil ahayn ee ay tahay qowmiyada tahayna inu ku jawabo Somali