It seems We haven't learn something from the civil war and destruction, majority of people are tired and don't want no trouble but certain individuals are literally using the population to reach their own personal goals
Sida ka muuqata aad Bay isugu eg yihiin waxa hada ka socda casimad ku sheega dalka, anigu wan ka so hor jeeda kicinta shicib weynaha ayado hab qabiili ah xabadka lo qaracayo oo la leeyahay Hawiyow kaca, miyayan ahayn wixi dhacay 91 oo kale wixi ku xigayna wa ogeyn in bulsho weynti casimada la qixiyo qaarna la laayo, dabadeedna hawiyihi rabay in uu wadanka ka xoreeyo regime ki jiray uu asagu dhexdisa isku jeensado, marka maanta in lagu duulin slogan ah Hawiye nimo aniga wa ila khaldan tahay, waana in Mar walba Somali nimo hadi wax la saxayo lagu saxo
Marka waxa fiican in aan Nabadgelyada la dhawicin Ninkan madaxa adagna si Somali u wada dhantahay Villa Somalia loga saaro