Wa shey fiican, intay casimada jogeena aan wax fal xumo geysan, wa og yihiin in ay wadanka u dharteen, wana shey fiican in ay is hor tageen qorshaha qalafsan aan lo dhamayn Farmajo iyo kooxdisu rabeen in ay wadanka geliyan mugdi iyo nidam kaligi talis ah
Waxan rajeynaya in aan helno wadan fiyow oo cidina isku deyin wadanka la wada leyahay in ay maroorsato, waxan rajeyn in mustaqbal fiican la helo iyo ciidan commander control fiican leh oo ka madax banan sitasad, koox, shaqsi iyo qabiil, lkn shaqada qabaten wa shaqo fiican maxa yeelay adawga wadanku wa gudo iyo dibad, xiligan wuxu aha gudaha
Guul dalka iyo dadka somaliya iyo mustaqbal fiican