Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Quotes from Ogaden Poetry

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
Seedyare
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 547
Joined: Wed Nov 13, 2019 6:37 am

Quotes from Ogaden Poetry

Postby Seedyare » Sat Jun 12, 2021 8:08 am

The first of what will be a series of excerpts from Ogaden poetry is delivered by Fakad(Singub's younger brother).The setting of the poem is the late 70s when the Ogaden war backfired only to increase the plight of the Ogaden clan.

Dhoobeey rag aan waligii arag , kuma dhammaadeen e
Dhilmaanyadu Gol-wayn kuma canteen, dhuuxa wabigiiye
Intay dhagac ka siiyaan ilmadooy,qoyso dhabankooda
Dhogor xumo qaniinkii habluhu,dhagad ma yeesheen e
Nimaan dhalaad ahayn iyo addoon, lama dhaqnaadeen e
Dhax-dhigka kama fureen eelaygii,dhalada waynaaye
Ogaadeen ka dharag caaano budha,laguma dhaateen e
Dhuub bariisa saad kama dhigteen ,oo dharaar qada e
Axmaarana ma dhaan-dhaanbiseen ,Harar dhexdeediiye
Annaga oon dhiman ciidayada , dhaxal ma moodeen e
Rag inuu is dhiibiyo inuu sharaf ,ku dhaanteeyo
Dhammaanteed aduunyada ma jiro, wax u dhexeeyaaye
Innaguun ilaahay ma dhihin, ceeb ku dhaashada e
Goormaynu dhiidhiyi waqtigu , wuu is dhimayaaye


Seedyare
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 547
Joined: Wed Nov 13, 2019 6:37 am

Re: Quotes from Ogaden Poetry

Postby Seedyare » Sat Jun 12, 2021 10:54 am

one of the best poetic quotes by dhodaan,arguably the greatest poet of all time .




- Nabi Muxamed baa loo jeclaa, jaah mar la arkaaye (csw)

- Isagana waxaa lagu jirabay, inuu jihadaaye

- Idinkuna xornimo saa jirtaad, jiif ka damacdeene

Seedyare
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 547
Joined: Wed Nov 13, 2019 6:37 am

Re: Quotes from Ogaden Poetry

Postby Seedyare » Sat Jun 12, 2021 11:27 am

Cisman Khalif Xarbi Ismaaciil

Ragna saanta wayniyo hilbuhu ,sad uma gooyaane
Waa siinta Eebahay caqligu,Suurad gooniya e

Seedyare
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 547
Joined: Wed Nov 13, 2019 6:37 am

Re: Quotes from Ogaden Poetry

Postby Seedyare » Sat Jun 12, 2021 11:52 am

heelaale

Damiir yeesha duulyahaw hurdaa, oo dadnimo raadsha
Dabka qaata diintay na fari,inan dagaalaaye
La dirira ninkii gaal dilaa,,doogtay aakharo

Seedyare
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 547
Joined: Wed Nov 13, 2019 6:37 am

Re: Quotes from Ogaden Poetry

Postby Seedyare » Sat Jun 12, 2021 2:00 pm

Kaadheri reprimanding SFG on Qalbidhagax case

Qof garaad leh kuma dhiirran karo, garab is naafeeye
Caqli guran se wuxuu gawracaa, geesigii xigay e

Seedyare
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 547
Joined: Wed Nov 13, 2019 6:37 am

Re: Quotes from Ogaden Poetry

Postby Seedyare » Sat Jun 12, 2021 2:24 pm

Cabdullahi Badal Qaman on importance of unity

Umadii Khilaaf galo xornimo, uma arooraan e
ISTIQ-LAAL waxaa lagu helaa, waa aruursani e

Seedyare
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 547
Joined: Wed Nov 13, 2019 6:37 am

Re: Quotes from Ogaden Poetry

Postby Seedyare » Sat Jun 12, 2021 2:55 pm

Gandaal -A poetic message to cisman Caato and Morgan during the scramble for Jubaland in the early 90s

Lafihii Absame Kuumade iyo lihin,nimaan sheegan
Ama aan la mooriyo ahayn, kuwa lifaaqooda
JUBALAND inuu luun ka jaro,looxa kuma taalo

Seedyare
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 547
Joined: Wed Nov 13, 2019 6:37 am

Re: Quotes from Ogaden Poetry

Postby Seedyare » Sat Jun 12, 2021 4:10 pm

Dhoodaan

Intaad sacabadaw dhigan lahayd, nacab ku dhuudaaya
Siduu dhoomo inaad buuxsatayoo, dharagtay kuu moodo
Dhafoor xun iyo cadawgaagu yuu, dhuubni kaa garane
Waxaa loogu soo dhaashadaa, dhuux sagaara ah e

Seedyare
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 547
Joined: Wed Nov 13, 2019 6:37 am

Re: Quotes from Ogaden Poetry

Postby Seedyare » Sat Jun 12, 2021 9:52 pm

Fidhin on the general princples of Somali poetry

Maansada dariiq loo maroo, daw ahaa jira e
Hiddo lagu daydiyo dun iyo waa, doobir gooniya e
Daan-daansi looma ogoliyo , faan is daaqurin e
Dadna laguma caayiyo xil aad, daris wadaagtaan e
Dar ilaahay mooye afxumo, way ku dabacdaaye

Seedyare
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 547
Joined: Wed Nov 13, 2019 6:37 am

Re: Quotes from Ogaden Poetry

Postby Seedyare » Sat Jun 12, 2021 10:26 pm

Fidhin oo hoga-tuusalaynaya kala hayaankii Somalida iyo xalku meesha u jiro




Weydada irmaaniyo ilmaha, daba walaansheeya
Adoo wada walwaaliyo bannaan, amase weeraare
Waraabuhu hadduu kaa didshiyo, weer hunguriyeeyey
Midba meel hadduu orod wajaho, oo la kala weecdo
Waa woohabayn iyo duboo, waxaad tidhaahdaaye
Soomaaliduna waayahan sidaa, waw ekoon tahaye
Waxaa inagu waajiba inaan, Waaxid barinaaye
Wadaad balag u aasiyo intaan, culimo weegaarno
Hays weheshatee Eebeheen, samo aan weydiino

Seedyare
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 547
Joined: Wed Nov 13, 2019 6:37 am

Re: Quotes from Ogaden Poetry

Postby Seedyare » Sun Jun 13, 2021 4:35 am

Dhoodaan on battle-readiness and strategy

Aboorkuba dhareer iyo wuxuu, ciid isugu dhoobay

Ee uu dundumada uga dhigay, ama u dheeraystay

Waa jidhacuu dhiilada ka qabay, inuu ka dhuuntaaye

Haddaan cadawga soo dheelmadka ah, la iska dhooroofin

Dhexda maalintuu kaa galee, dhagarna kuu geysto

Dhirif iyo cabaad sida runta ah, kaama dhiciyaane

Dharbaaxadu intay kaa fogtee, soo dhabbacanayso

Lama dhagabsadee waa inaad, dhab u dareentaaye

Markaasaa dhangado loo gurtaa, dhaax la diriraaye

Oo dhawrta lays kaga gudbaa, dhacamo waaweyne

Seedyare
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 547
Joined: Wed Nov 13, 2019 6:37 am

Re: Quotes from Ogaden Poetry

Postby Seedyare » Mon Jun 14, 2021 3:04 pm

Gandaal denoucing the fake Daroodism of Morgan in the early 90s.

iska daa ma-hurihii Hawiye, Magaca Soomaal e
Muslim iyo axmaar kaan mabda'a, meel isugu keeno
Isagaan macay iyo ka dhigan, midig walaaleed e

Seedyare
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 547
Joined: Wed Nov 13, 2019 6:37 am

Re: Quotes from Ogaden Poetry

Postby Seedyare » Mon Jun 14, 2021 3:21 pm

Makayte oo qeexaya kol in abwaanadu isku kalifaan doc-ka-fuulka ama gole-ka-fuulka gabay .Mararka qaarna sida kurbo iyo humaag shidaya awgeed uu gabaygu ugu soo dago una laba-kacleeyo .Waana marka uu kalka ama shinkiisu buuxsamo.Gabaygu waa KARAAR-DHAAF xlliguna waa 77kii.

Koley gabay kalkii galay ba wuu, laba kacleeyaaye
Wali kaalintii aan rabay buu, kaafku tabayaaye
Karaarmaati iigama duwana, keenistiisuba e
Kalifaad unbaan Muxumadow, kolal ku sheegaaye
Caawana waxbaa igu kordhoo, waan kurbays nahaye
Karka dhariga waa uun kuleyl, wixii ka keenaaye
Kafa iyo Hawaas oon xornimo, ku arko mooyaane
Kalka geedi baan ahay siddii, geel kaliil hadaye

Seedyare
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 547
Joined: Wed Nov 13, 2019 6:37 am

Re: Quotes from Ogaden Poetry

Postby Seedyare » Mon Jun 14, 2021 3:29 pm

Makayte on the importance of teamwork and unity.
Ninna kaligii hawlaha adduun, soo katabin waaye
Haddaan lagula kaalmaynin, waad kariba weydaaye

Seedyare
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 547
Joined: Wed Nov 13, 2019 6:37 am

Re: Quotes from Ogaden Poetry

Postby Seedyare » Mon Jun 14, 2021 4:17 pm

Helaale excelled better than his peers in gubaabo poems.

Geyigeena oo dhacan in aan, geela wada raacno
Amaad ganacsi uun raadisaan, gu' iyo jiilaalba
Gabdhuhuun inaad weheshataan, goor iyo ayaanba
Gobonimana aan loo halgamin, waa gunnimo wayne
Gacalooyinoow kaca waqtigu ,waa gabaabsiyay e
Gurmadaay dad guul laga sitaa, geed ma jiifsado e


OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 49 guests