Postby gobdoon » Tue Aug 31, 2021 2:14 pm
Qaar is biirsaday beesha Hawiye ka mid ah oo ka qaylinaya Abwan shube ku magacaban agasimaha Tiyatarka ayago ku haysta beri hore bu wax ka sheegay Hawiye iyo wuxu iibinaya Tiyatarki umada, marka hal nin darood ah hal jago haya in aa ku dhegtan oo hal mar heat of the moment afka wax ka yiri kadib dhibki iyo dilki USC geysatay oo maanta hanti la dhacay weli gacantiina ku jirto rag badan oo gacan ku dhiigle ah oo hanti umadeed haysta inad u dabaal degtan oo tirahdan wa geesi sida Yalaxow