Postby gobdoon » Tue Dec 28, 2021 5:27 pm
Miskiinad guri 5 qol ah lacag 100kun dollars ka badan ugu fadhiyay aya mamulka ina Biixi ee qowleysatada ah ka dumiyey ayago gabadhan qurbaha ka timi ka xishonayn oo marmarsinyo been ah dhehen dariiq ba maraya, lkn target wuxu aha Gabadha ayago ku haysta beri ba USA xaflad xornimada Somaliya oo calanka buluuga ka babanayo ka qayb gashay markay ka dooday duminta gurigana waxa lagu yiri Isteyshanka Hargeysa iska xaadiri hada wa qofta dhibanaha ah oo magaladedi Boorame joogta