Ma gaal baad tahay ?????
Posted: Sat Jan 15, 2022 2:54 am
Waar Nimanyaw dadka covid 19ku lifestyle kooda bedelaan Ku jiraa. 13 sano aniguun baa isku mashquulsana. Labadii sanee u u danbaysay waxa kun jeer kordhay xidhiidhka aan familygeyga iyo qaraabada la leeyahay. Waxan ogaaday in diintu tahay ahmiyada koobaad ee dadkeena. Anigana diintu sanadba sanadku Ka danbeeyey way iga sii masaxmaysay . diin kale ma qaadan laakiin diin oo dhan baanan interested Ku ahayn.
Is fahanwaaga ugu weyn ee ilaa hada aniga iyo familygeyga naga dhexaysa diinbuu la xidhiidha . Hadaad hadal Ku celisana ma gaal baad tahay bay Ku odhan ? Waxyaabaha na dhex maray in Ka mida baan idinla wadaagi waxa suurta gala inaad ila aragteen.
1. Islaan eedaday ah sheekh dirir bay nafta iiga qaaday. waxna ma qorto oo direct call uunbay igu soo gashaa markaas bay imtixaan iga qaadaa Ku saabsan cajaladay xalay iisoo dirtay oo kale oo aanan dhegaysanba. Kaaga darane inta badan maalmaha aan fasaxa ahay bay isoo wacdaa . Maalmahaas na run ahaantii hadee waad iska garan kadhaan miyirkaygu 100% ma sugna. Adoo cirkaa Ku jira marka dood diimeed lagu geliyey ugu daran tahay.
Heer waxan gaadhay aan cabsi aan eedaday Ka qabo darteed what's app Ka aan iska saaro habeenka aanan layliskeeda u diyaar ahayn.
2. Walaalkay waa wahaabi weyn , waxaan aakhiro ahayn igalama hadlo , anna aakhiro never crossed my mind. , Keliya waxa iga go,an inaan by the time aan dhinto aan uga tago hanti ma guurto ah oo Ku filan kulligood. Waar xitaa sadaqadii baan isku fahmi waynay. Yagu sadaqada waxaan masaajid ahayn ma geliyaan . Hadaad tidhaahdo waa jiilal ee dadka dhaxamaha iyo abaaruhu hayaan baa mudan. Ma masaajid Ka ilaahay bay Ku odhan. Historically reer kayagu diinta sidan ugumay adadkayn isbedel weyn baa dhacay. Waxay isku dayaan xitaa xitaa inay gabadh DIIN leh igu daraan. Gabadh diinleh yagu waxay u yaqaaniin teenage malcaamaday dhigata oo tin iyo cidhib hadoodilan. Gabadh horoo ajinebiya bay iga eryeen. Markan sawirkeeda u diray akhas akhas bay eedaday igu bilawday gaashan baa Ku fashay . Anigii baa iska shakiyey
.