Farmajo wa iska cadahay inusan rabin in horay lo socdo doorashada dadban oo uu ku wareejiyey Rooble wa mid e xildhibanada Gedo wu is hor tagay xalna ma keenin kalin madaxweyne si hore logu socdo wa mida kale e marki XDH KG la dhamaystiray wuxu go'aansaday gacan yarihisa L.gareen in uu instructions ku siiyo inusan yeelin in ay shahadada qatan dharinta 14th April na yimadan marka arimahas oo dhan waxay cadaynayan inusan rabin in horay lo socdo xilkana wareejiyo
LKN suaasha waxa weeye beesha uu ka dhashay MX maxay raban, maxa yeelay qofku hadu khaldan yahay beesha waxa u fiican in ay iska fogeyan oo uusan magac xumo u so jiidin magacoda