Qabiil ha u doodin lkn Somalia
Posted: Fri Jun 24, 2022 11:41 am
Wax ala waxad ka dhefayso ma leh markad dadkaga kala qaybiso marka waxa fiican ka kormar waxas oo raadi sida caalimku u dhaqmo xiliga lagu jiro oo ah umad midaysan hal hadaf leh oo dalkoda iyo dadkoda ku faana