Dhar madow oo cafimadkaga u fiicnayn
Posted: Mon Jul 04, 2022 8:42 am
There other was watching people in charge Tunisia parliament and cabinet and I see women with no covering and every thing
So why our women so obsessed with this tradition of wearing everything black which is not our culture dhaqan
Diin wa Diin lkn sufiyanimada wa in aan joojino oo dumarka iyo gabadhaha aynan ku xirin dhar Caafimadka koda wax u yeelalaya oo aynan dhaqan iyo hido u lahayn gabar somali wa mid ikhtiyar leh oo haday garbasaar iyo salfiyotin qaadan ikhtiyar u leh lkn dharkan
Madow oo dhaqan carab ah inaka daaya