Postby xergeeye » Sat Jul 16, 2022 4:09 pm
[quote=gobdoon post_id=5026566 time=1657822006 user_id=1266]
Islaanta waxay ula dhaqantay sidi Gabar Boyayso ah ba maskaxday ku so dhacday, hadana waxan iri hab dhaqanki Somali oo dhan ba Khaldan siday Gabdhaha ugu isticmalan maid oo qarkood u xumeyan
Just imagine if Mo Farah was a young female girl qof hadal ka keeni laha ma jiro, hab dhaqankan ma laga yaba in uu Carabta inoka yimi
Si kastaba arinku ha ahade waxan arkay nin Sheikh YouTube oo leh ma ahayn naagti iyo reerka keenay in uu Qarxiyo
Lkn gabadhu si xun bay ula dhaqantay Wiil Yar oo magan u ah oo waajibka ka saran yahay in ay u koriso sidi nin rag ah si sax ah u kara also she comes across as a lazy woman oo gaari ahayn Wiil yar ku oranaysa caruurta Xafayada ka bedel
Her responsibility was to bring up the young boy as a fine young man but to neglect and humilate him
[/quote]
Good point saaxiib.
Soomaalidu way caadaysatay ku adeegsiga gabdhaha waliba si qaab daran. hadii uu gabadh ahaan lahaa dhawr sanno oo danbe ayay waliba sii haysan lahaa. marka ay yara roonaatana wayba carari lahayd, nin xun oo inyar oo attention ah siiyay ayaa haddan jarka ka sii tuuri lahaa.
Xuseen cabdi kaahin in badan arrintani ciilaysay. kaba sii darane, waxa uu intaa ka cabsanayay hadii ay ku soo shaac baxdo dhibta ka soo raaci karta.
ninku inuu daacad yahay waxa kuu caddaynaysa sida Ilaahay u asturay. isaga oo in badan lagu ogaa oo Somaliland oo dhani ogayd baan haddan cid soo sheegtay oo aduunka ku ceebaysay jirin.
Daacadi Alle ayay leedahay.