Waxyabaha iga yaabiyey qof cadana ba murugo la so darsaysa sida cudur xun oo Kansarka oo kale, marka lo sheego xooga iyo kartida waxay geliyan dhaqdhaqaq inay sameeyan in cudurku ayaga ku dhacay qof kale samayn oo qaar lacag u ururiyan sidi cudurka loola dagalami laha sidi gabar UK ku dhimatay oo kansarka caloosha qabtay oo ila 6 million Dollars u ururisay sidi cudurka loola dagalami laha
Lkn Somali aakhira uun bay ka fekereyn