Aamiin halyey iyo abwan Somaliyeed lkn aniga fikriyan reerka uu ka dhashay bu la saftay wuxuna ka mid aha dadka laga filanayey in uu ka so hor jeensado in umada Somaliyeed la kala qoqobo, marka lo eego Abdiraxman Tuur iyo Cigaal oo aan la dhacsanayn fikirka
Marka taas iri wan ogahay in uu xabsi so maray Somali na sida lo badna qof walba qabiil ki raacay lkn waxa laga filanayey asagu in uu waxas ka sar maro oo midnimo Somali tageero