Postby Cawar » Sat Dec 24, 2005 3:58 pm
Intelx lol
Arabman you left out an important word: Laazim.
Some more:
Ari jiri xil bay wadaagtaa.
Ari-jiri ma kala abaal weydo.
Adin waa la dhibaa, ilna waa la dhawraa.
Adoo nabad u balawaara, beloy kaalay lama yari.
Af aamusani marti ma sedo.
Af aanad lahayn ileen aamus lama dhaho.
Af aanad lahayn lama qabto.
Af daboolan dahab.