Sorry ina adeero. Xoogaa kombuutarada wey igu cusubyihiin. Markaan America imid, meesha la i baray oo iigu horeysay waa
www.somalinet.com/forumInan yar oo kibir badan oo "reer magaal" ah oo technology taqaan oo *Hannah* la yidha ayaa i bartay. E mailkaad sheegeysid waa maxay? ma cunto la dalbado baa?

By the way, who is that on your avatar?