Postby kaliil » Fri Dec 30, 2005 10:05 am
Innaalillaahi wa innaailayhi raajicuun
Xidigta,
inaadeer waxaanu ilaahay u baryaynaa inuu marxuunka jannatul fardowsa geeyo, eheladii iyo qaraabadii uu ka tegey oo dhana samir iyo iimaan ka siiyo. Adduunyadan waa laga wada tegayaa laakiin waa la kalay horaynayaa. Si ceeb ah kuma dhiman ee siday raggu u dhintaan ayuu u dhintay, addoon uraya oo gardaraana aakhiro ayuu u diray