Page 2 of 2

Posted: Thu Feb 02, 2006 9:30 am
by Sir-Luggoyo
[quote="Ina Baxar"]Sir Luggoyo , mar kaaso kalan iskaka dhex arka { waa xaggi reer DJ}.
Ayaa ku yidhi waad iska tegi karta? Malaayacniga ina ga daa niyoow , kambuli oo kale nin khatar ah bey ku haysata miyaanad arkayn . { iyadana taas waa laga jari doona Laughing } Anyway you can't go like that , laguma fasaxin , booskaaga yaanan kaa waayin askari!!
PS : My initial reaction was " war ha iska baxo ninkani , cidhiidhi ayuuba ina geliyay" Laughing{ xaggan ka hadlayo waad ogatahay sow ma' aha}

[/quote]

Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing

Baxarow,

Xaggaad ka hadlayso aad baan u garanayaa horana weynu uga wada hadalnay, arrinta bixitaankana, dee markii la i fasaxo umbaan dhaqaajin doonaa inta ka horreysay meelahaygaasaan iska meeraysanyaa. Go'aan aan hadda gaadhay ma aha ee meeshii baa boring noqotay oo waxaan is idhi ma ka yarehe digo rogataa

Posted: Thu Feb 02, 2006 9:37 am
by qudhac-m
Sir
Awoow tagoo Ina Baxarna sii kaxee

Ann idinka nafisee Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing


Suldaan qudhac maygaag

Posted: Thu Feb 02, 2006 9:41 am
by San_dheer
Rolling Eyes

Why are you still here dude?

Arrow

Posted: Thu Feb 02, 2006 10:05 am
by qudhac-m
Sannay
Still waiting for your answer

MA LEEEEEEEEDAHAY HAAA OR MAYA?


Suldaan qudhac u malaynaya HAA maygaag

Posted: Thu Feb 02, 2006 10:29 am
by Sir-Luggoyo
[quote="qudhac-m"]Sir
Awoow tagoo Ina Baxarna sii kaxee

Ann idinka nafisee Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing


Suldaan qudhac maygaag

[/quote]

Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing

Awoow,

You wish. Waar gaadhiga dhankaaga ka xajiso ninyahow, tartanku waa bartiisiiye

Posted: Thu Feb 02, 2006 11:11 am
by qudhac-m
Sir
Aaaar awoow inkaar u adakidaa Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing

Ha aflixin miyaan ku odhan karaa waa habaar xune


Suldaan in loo faaruqiyo sugaya maygaag

Posted: Thu Feb 02, 2006 3:12 pm
by Sir-Luggoyo
[quote="qudhac-m"]Sir
Aaaar awoow inkaar u adakidaa Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing

Ha aflixin miyaan ku odhan karaa waa habaar xune


Suldaan in loo faaruqiyo sugaya maygaag

[/quote]

Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing

Awoow, inkaarahaa dabayluhu wadaan horaa waxba la iigaga waayaye ha iska khasaarinin ee cid kale la beegso