Postby XidigtaJSL » Fri Feb 10, 2006 8:12 pm
Xaaji Playa
Inaadeer since when baa lagu noqon jirey HY qolada hooyadaa, I know many aanu wax isu nahay oo qolo kaste dhashey balse waa niman ilmaadeeradey ah oo abtirsiin baa naga dhaxeysa iyo magacan aad goonida u sheeganeyso. Niyow colaad baa kaa buuxda iyo cuqdad xambaarsan shakhsi iyo qabiil nacayb ee ka hadh raga hooyooyinkood oo sida raga u dood, Cabdilaahi Qarshe ama Masia ha dhasho ama Maraykan ha dhasho waa nin Jibril Aden ah oo HY ah.