Postby XidigtaJSL » Sat Feb 11, 2006 4:06 pm
[quote="DamallaXagare"]Adiga Masai baad ka hadleysaa, Boqolaal Isaaq ah oo hooyadood Turkana tahay baan indhaheyga saaray. Kuligoodna lama cunsuriyeeyo. They are proud of being Isaaq.[/quote]
Oo kaalay. Turkidu miyaaney ahyn dad Muslin ah, miyaaney ahyn dadkii uugu dambeeyey ee lahaada khaliiphada Islam, kuwii Ottomaaninyiinta lagu sheegi jirey waayu, mise hadey Idoor ka guursadaan diintey ka baxeen weeyaan sheekadu, I know this Muuse Ismail lady who was married to a Muslim Turkish guy from Northern Somalia, she is married to a Muuse Carre Jibril Aden now and has many sons for both, there is also this Habar Yonis guy, he is the son of a prominant Somaliland figure, he is married to a Turkish lady who's entire family was born and raised in Hargiesa.
Masai'gan aad sheegaysaana waa dad afrikaan ah oo aaynu isku midab nahay, there is a Muuse Ismail group who migrated to Northern Keyna and live among the Masai, their leaders are Somali Muuse Ismail walaahi they still managed to keep their Somali culture while living among the Masai.
Samatar
Inaadeer wey kaa cadhaysiiyeen maanta, dhag ha u dhigin xaasidiintan nacaybka Duriyadu saameeyey