[quote="X.Playa"]Walee samatarow bilaash baad u sheegataa H.Y , geeridii nebiga ma ogid. Cabdilaahi Qarshe waxa dhalay Masai waana reer East Africa , iska soo hubso.[/quote]
X.Playa
soo hubso adigu, qolada dhashay waan soo hubsaday
soomaali uun baa dhashay sidaan idhi marki hore
waxa dhalay islaan Fiqi shinni ah.



