Dhaga,
Walaal bal aad u eeg. Iga rumeyso waan ku noqdey sawirkii.
Kow sawirada oo dhan ayaa dadka fool xumeeyey. Bal u fiirso Cabdulqaadir Jubba waa nin qurxoon waxba yuusan ahaan nin dheer eh, haddana sawirkan sidiisii uma eka. Inkasta oo uu yahay nin aan yareyn.
Gabadha haddii weliba loo xidhi lahaa braces way kasii qurux badnaan lahayd that is all. Other than that waa gabadh dhinaca quruxda xigta. Meesha laga hadli maayo model. Laakiin waa caadi gabadhu xataa bilaa make-up

Waxaan iska garanayaa 60% meeshan kuwa ka qayliya inay ka qurux badan tahay. Miyaadan arag Somaalidu markay isugu yimaadaan xafladaha?
Ka qaleeya haddaba they are a great couple eh....

Ilaahow isku khayr.