Can someone please finish/correct the lyrics to this cumar dhuule song. I can not understand his somali too well but it is a really beautiful song.
Cumar Dhuule(RIP)>Odhan maayo
Haduu caawo kala jaba
Oradhan maayo kaadaba
intaa keligaa u noshahay
maka yaabi doontaa
anigoo karkaabo dhige
inuu kaab iigaago
soo dego korkaago
dibna kuula koorsado
anigu ma koobnee
qofbaa kaa ii hayso
la kulmaa jecelko
igu diide koorahaan
in aad iiga kor qaade
maka yaabi doontaa
anigoo karkaabe dhige
in uu kaab igaaga dhigo
soo dego korkaagoo
dibna kuula koorsado
nin kabtaada yeeloo
kugu kooban adigoo
inan yahay kadeedaa
reer kulul dabkiisa
beryo nabad kula heshe?
These lyrics don't make sense to me. Can someone make sense of it?




