"Maxkamada ayaa ku xukuntay 6 bilood oo dibad joog ah iyo 100 kun oo ganaax ah, Dhalinayarad ayaa ahaa qaar cimrigoodu ka yaryahay 18 jir, Sida ay sheegayaan warar ku dhawdhaw dhalintaas xindhayd ayaa qaarkood sheegayaan in xafladu gaar u ahayd Gabdhaas balse Inamadu ay ahaayeen qaar laga qabtay agagaarka guriga, Waxa ilaaa shalay iyo Maanta Tubnaa Saldhiga Boliska iyo Maxkamada Borama Waalidiinta Caruurta oo aad uga cadhaysnaa
Xadhigaas iyo waxa lagu sheegayo in ubadkooda lagu soo xidhay, Mid waalidiinta ka mid ah oo diiday in uu sheego magaiicasa ayaa yidhi maba awoodo in aan bixiyo 100kun oo ganaax ah waayo ma shaqeeyo, ee meesha ay doonaan ha geeyaan. Boliska ayaa maalintiiba sii ogaa in la dhigi doono xafladaas caawa, dadka Magaalada ayaa iyagauna ku kala fikir duwanaa sida wax u dhaceen oo qaarna ay taageersanayeen Xadhiga, qaarna ay eedaynayeen cida xidhay Caruurta iyo xeerka lagu Ganaaxay Sharciga loo adeegsaday IWM ah."
I love the part of the 100k fine

Allah is now extortionist
