Postby Mureedi » Wed Mar 15, 2006 9:14 am
HomerSimpson
Run haddi la sheego, adi iyo magacaada waa is leedihin. Dabbaalnimadaada, su'aal aa na warsati oo dhahdi "Who is this man?" intii unuka jibaab naga sugi leheed, ad lee isku jibaabti waxaa dhahdi "Speaker of Parliament" Aloora su'aalkaada macquul miyaa?
Waxa lee ku fiicneyd madaxa lagaa gugubo