Postby Mureedi » Mon Mar 27, 2006 11:58 am
Ceydid
Ma liisku dheelaa widayow, nin oo bantuuq kuu wato oo qumuleyl mininkaada kuu soo garaci oo haween kasto beeso keen ku haayo, see u joogee? Unuka hub oon isku difaacno ma khabin, tan lamaad, dad dilow wax unuka noolagusoo koriyi ma ahan, unuka shakhadaayna waxaas ahaay, afka lee ha laga murmo, hadii u badato ha liisku soo duufo kisto ha liis bukabukeyo bacdeen ha liis dhaafo, laakin nafta ha liiska khaado, Alraxmaanka aan ka hoos galni. Kii i kasaayi ma i dilin, waxna ma i yeelin laakin tabar aas kii kale iiga reebo usina ma haaynin, allora inaan soo rooro lee maahinoo?
Weli dad badan oo unuka eh aa joogan Xamar, wax la dili, wax la baado muggoo waa iska jogaan Ilaahigooda eey khabaan.