Page 6 of 6

Posted: Mon Apr 03, 2006 6:42 pm
by kambuli
Absamow,

Badh iyo Bar maaha wax isku mid ah la iskumana beddeli karo sida
Ari iyo Adhi oo kale.

Badh haddaad tidhaahdo waa micne kale oo ah nus ama half.

Laakiin bar waa u dhig(Teach) Sida bar ama baro. Micno kalena way leedahay oo waa bar-ta dadka ku taala Shocked

Quote" SIDEEBUU U HADLAA BAL I NOO SHEEG?"

Wuxuu odhan lahaa " Sidee buu u hadlaa, bal noo sheeg" Not bal inoo sheeg Laughing

Posted: Mon Apr 03, 2006 6:43 pm
by ABSAME'
Oo qolomaad tahey? Ma adoo Iidoor ah baa aniga Af soomaali i baraya.

Posted: Mon Apr 03, 2006 6:51 pm
by kambuli
Absame,

Ilaa setemaankii lasoo dhaafay waxaan ahay Ogaadeen reer Dhagaxbuur I don't know how long I will enjoy..... Laughing

Posted: Mon Apr 03, 2006 7:02 pm
by Samatr
Why are you lying to them.
you are........nah I won't tell. Wink

Posted: Mon Apr 03, 2006 7:03 pm
by Unclebin
shes a caghdheer Laughing

Posted: Mon Apr 03, 2006 7:25 pm
by XidigtaJSL
[quote="ABSAME'"]Oo qolomaad tahey? Ma adoo Iidoor ah baa aniga Af soomaali i baraya.[/quote]


This is who I call SAO=SlowAssOgaadeen Laughing Laughing Laughing Laughing

Posted: Mon Apr 03, 2006 7:25 pm
by XidigtaJSL
[quote="ABSAME'"]Oo qolomaad tahey? Ma adoo Iidoor ah baa aniga Af soomaali i baraya.[/quote]


This is who I call SAO=SlowAssOgaadeen Laughing Laughing Laughing Laughing

Posted: Mon Apr 03, 2006 7:29 pm
by ABSAME'
WHAT DO YOU HAVE OVER ME?



IIDOOR CUQDAD.COM Laughing

Posted: Mon Apr 03, 2006 8:08 pm
by XidigtaJSL
At least you can take a joke. Good for you Cagadheer Very Happy