Page 2 of 2

Posted: Tue Apr 11, 2006 5:48 pm
by xoogSADE14
^ walee cayaal xamareed waad tahay Laughing

Posted: Tue Apr 11, 2006 11:44 pm
by 1nemansquad
doqon, dabaal/lad, sawir/rad, sambac/cad, sacsac/cad, dhaadhaan/mad, xawiyan/nad, xoolo

all of em' isku mid mahino?

Re: Makulaal, bisad, yaanyuur, dinnad, basho

Posted: Tue Apr 11, 2006 11:56 pm
by dhuusa_deer
[quote="same"]daango.... salool.[/quote]


Those are cat names? I thought Daango was popcorn, same for salool too.

Posted: Wed Apr 12, 2006 8:58 am
by same
dhuusa_deer,
You have right.
I put every group of synonyms in one line.

Inemansquad,
doqon, dabaal, sambac, sacsac, dhaadhaan, iyo nacas.
Waa isku wada mid.

xoolo, sawir, dameer iwm., la mid maaha erayadaas aan soo xusnay, hase yeeshee isku ujeeddo ayaa loo isticmaali karaa.

Tusaale ahaan - haddii lagu yiraaho sawir baad tahay. Markaa macnuhu waa: "qaab dad baa kaa muuqda, laakiin dareen iyo caqli ma lihid"

Posted: Wed Apr 12, 2006 9:03 am
by biko
Makulaal... Laughing Laughing Laughing Laughing

and i always thought that was a common name in xamar!...like, ina mukulaal

Posted: Wed Apr 12, 2006 9:04 am
by Mureedi
Malaay (Average Somali)
Haraan (Marko dialect)
Kalun (Qaldaan dialect) kal ha niilagu dhawo

Posted: Wed Apr 12, 2006 9:17 am
by same
Mureedi,
I never heard the word "haraan".
I added in my vocabulary.
Do ppl of Marka Caddey have a dialect?
I think, they have got their own language insread.

................. Maxaad mallay qashirtay. Laughing

Posted: Wed Apr 12, 2006 10:04 am
by Garaad_LQ
lol ..waligay waxaan isku qaldi jiray ......Yaanyuur iyo Yaanyo (tamaandho) ...

does any one have the meaning for:
Ilwaadsan
Sareed
Qabax
abydin
ogaal
godlan

Posted: Wed Apr 12, 2006 11:49 am
by Mureedi
[quote="same"]Mureedi,
I never heard the word "haraan".
I added in my vocabulary.
Do ppl of Marka Caddey have a dialect?
I think, they have got their own language insread.

................. Maxaad mallay qashirtay. Laughing

[/quote]

Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing

Kir waraa, Reer Maanyo maa ii maleysi? Haraan is af Marko, that is why you didn't hear, you were never in Marko, ask DamllaXaagr, he is a native Markaani even though he likes acting Lamo Goodle toughie


Ever heard "La faltee la beekhtee ku roon"?

Posted: Wed Apr 12, 2006 12:50 pm
by same
Laughing Laughing Laughing
Wah, Mureedi, abidkeey "La faltee la beekhtee ku roon"? ma dheegnee.
You decode it pls.

Koodaa oo sheenti. Laughing
Dawkey goratyee?

Garaadow,
Ilwaadsan = (gabar) qurxoon
Sareed = ma sugi karo macnaha eraygan.
Sareedo waa magac gabdheed. Waxan u malaynayaa in macnaheedu yahay "barwaaqo".
Qabax iyo abydin ma macnayn karo.
ogaal = waa garasho
godlan = hasha mar walba caana keenta

Kulligood ma magacyaa?

Posted: Wed Apr 12, 2006 1:54 pm
by Mureedi
Same




widayow Af Maymaay ma kasaayi, lakin haddiin kuu fasiro La faltee la beekhtee ku roonyi, macnihisa waxa lee waaye, inii beer fashid waxa ka roon inii suukhda ka soo gadatid. Ma kasti?

Posted: Wed Apr 12, 2006 4:57 pm
by kambuli
1nemansquad,

Liiskaaga waxaad ku dartaa... Sagagar Laughing Laughing Mid sagagar ahbaa golaha ku jiree....

Posted: Wed Apr 12, 2006 4:59 pm
by Samatr
"Yaanyuur iyo Yaanyo (tamaandho)"

Yaanyuur soo basal uu ma'aha reer koonfurka?

Posted: Wed Apr 12, 2006 7:36 pm
by SomaliLight
[quote= Samatr]"Yaanyuur iyo Yaanyo (tamaandho)"

Yaanyuur soo basal uu ma'aha reer koonfurka?[/quote]


lol@ yaaanyur =yaanyo

eeeeeeeeeeeeew!!, you reer Koonfur must be eating some reer Chinse inspired Suugo in your paasto Laughing Laughing

[quote= same]Makulaal, bisad, yaanyuur, dinnad, basho
daango, qaloon, salool
Somali synonyms.[/quote]

I will add "Dummad" to your cat synonyms Laughing