Ilaahay hakaa abaal mariyo. Intaasi waa intii aan idhi. Waxaad mooddaa in diintiiba ay qaarkeen ka dhigayaan, wax laga aragagaxo...Diinteeno waa nimco, waana macaan, waa wax lagu raaxaysto oo aan culeys iyo cidhiidhi midna lahayn.[/quote]
Bless you..Sis or Brother Kambuli





