All I can say waxaa weeye, Acuudu Bilaah....
Inaan kula hadlo ayaa khalad ahayd anoo ogaa wixii aad horey u samayseen ee ahayd " Qorlaadaydii aad beddesheen". Ofcourse siyaabo badan ayaad wax u bedbeddli kartaan. Taas yaa isku haysta....
Meeshan inaad sidaad doonto u walaaqdid ma cid baa shaki kaga jiraa?
The good part is 99.9% of the forumers ar not dumb and they know what is capable of everyone of us.... Acuudu Bilaah...

And you know what... Adiga and your cheerleaders saacaddan laga bilaabo ma wada hadli karno..... Waxaad tahay qof aan xad lahayn oo xadgudub badan... Anigaaba actually doqon ah oo Allaah ruux badbaadin waayey la hadlay....